Breaking News Eritrean Press : - Ahmed Abiy ” Eritrea, Ethiopia and Somalia will not have three presidents in the future “

Shirkad lagu magacaabo Al-Nuur Oo ka ganacsata kalluunka ayaa Duleedka magaalada Hargaysa Ku Gubtay ku dhowaad saddex tan oo Kalluun ah oo lagasoo saaray xeebaha Laasqoray Ee Gobolka Sanaag. Gubidaan ayaa sabab u ahayd kadib markii maamulka Hargeysa uu diiday in kalluunkaan suuqyada loo iibgeeyo, waxayna taasi keentay inuu kalluunkii qurmo. Shirkadu waxay sheegtay in […]

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia, Mustafe Cagjar, ayaa magaalada Jigjiga dhigay gogol nabadeed oo lagusoo afjarayo colaada ka dhextaagan labada beelood ee walaalaha ee Bahararsame iyo Qayaat, kuwaas oo xaaladoodu ay meel xun gaartay. Madaxweynaha ayaa labada beelood cuqaashooda udiray farriin ku saabsan in 22-ka bishaan isugu yimaadaan magaalada Jigjiga, halkaasi oo gogasha nabadu ay […]

Inta laxaqiijiyay ugu yaraan ku dhawaad 20 qof ayaa ku dhimatay tiro intaas ka badana waa ay ku dhaawacmen sadax qarax oo isxig xigay oo goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho . Qaraxyadan ayaa waxa ay ka dhaceen Hotelka Saxafi iyo agagaarka Xarunta CIDdaa, waxaana la soo sheegayaa xiliga ay qaraxyadan ay dhacayeen inwadadu ay mashaquul […]

Ergadii ka kala timid gobolada Mudug ,Nugaal , Sool, Cayn ,iyo dowladd deegaanka Itoobiya ayaa waxa ay heshiis hor udhac ah ay kala dhax dhigeen beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Dhumey ee gobolka Sool. Ergadan ayaa waxa hogaaminaya Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool garaad Wiil Waal. Qodabadii heshiska hor udhaca ahaa ayaa waxaa kamid […]

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Abuurkar Cabdi Geele ayaa sheegay in maal mahan magaalada Laas-caanood ay ku soo qul qulayeen xubno ka tirsanaa mamaulka Jeegaanta oo uu hogaaminayay Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Hargaisa Maxamed Kaahin. Waxa uu shegay Gudoomiyaha in wafdigan ay Laas-caano u yimaadeen sidii ay ucarqaladeen lahaayeen Nabada laga dhex wado beelihii […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Magaalada Gaalakcyo waxaa lagu qabtay kulan ku saabsanaa is dhexgalka dadka deegaanka iyo Barakacayaasha ku nool magaalada Gaalkacyo. Ujeedada kulanka ayaa ahaa sidii ay bulshada uga wada faaiidaysan lahaayeen Adeegyada aasaasiga ah , sida Waxbarashada Biyaha iyo Caafimaadka oo uu Amnigu ugu horeeyo. kulanka ayaa waxaa daah furay Gudoomiye kuxigeenka gobolka Nugaal . Halkan ka […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

In ka badan 115 qoys oo ka mid ahaa dadkii ka soo barakacay dagaaladii u dhexeeyay Qoomiyada Oromada iyo Soomaalida dagan Itoobiya, ayaa xaalad nolol xumo waxa ay ku haysataa duleedka bari ee degmada Burtinle . Dadkan ayaa dulsaar ku ah qoysas kale oo Barakacayaal ah oo ku nool kaamamka Barakacayaasha ee degmada . Qoysaskan […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

khuburo ka socotay Hay,ada caalamig ah ee ladagaalanka dambiyada culus iyo Maandooriyaha ee Qaramada Midoobay, ayaa waxa ay booqdeen Maxaabiista Burcad badeeda ah ee kuxiran xabsiyada Puntland ,oo qaar kood xukunadooda dhamaystay. Wasiirka Wasaarada Cadaalada Diinta iyo Awqaafta dowladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa shegay in ujeedka wafdiga ay u yimaadeen ay tahay sidii […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa isku dayday in ay afduubato dooni ganacsi oo laga lahaa dalka Taiwan, xili ay maraysay biyaha Soomaaliya dhinaca bad weynta Hindiya. Kabtankii doonta iyo shaqaalihii saarnaa ayaa waxa u suurta gashay in ay ka bax sadaan kooxdii burcad badeeda ahayd . Ciidamada ilaalada xeebaha Soomalaiya ayaa waxaa lagu soo waramayaa […]

Ciidanka Gaarka ah ee Liyuu booliska ee dawlad deegaanka Soomaalida oo si weyn caawimo ugu qaybinaya dadkii ku barakacay Dharkayn geeyo. Caawimadaas ayaa waxa ay qayb ka tahay gargaarkii uu soo diray Mdaxweynaha dowlada deegaanka somalida Mustafa Muxumud Cumar oo si toos ah gacanta ugu haya hawsha Maamulka ee Nabaynta ee labada Beelood . Kornayl […]

Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas , Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa maanta ku wada xiriiray Qadka telfoonka, iyagona ka arinsaday weerarka qaawan ee ay ku soo qaaday dowladda Soomaaliya mamaul goboleedyada dalka, iyadoo adeegsanaysa awood dhaqaale kuna tagri falaysa canshurtii shacabka laga soo uruuriyay. Madaxweyne yaasha ayaa lafilayaa […]

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubalada hoose ayaa eedeen culus ujeediyay dowladda Fadaraalka Soomaaliya . Waxa uu sheegay in ay dowladdu ay awood u isticmaalayo bur burita dowladd goboleedyada Soomaaliya . Axmed Madoobe ayaa walaac ka muujiyay doorashada maamulka Koofur Galbeed, wuxuuna ka digay […]

Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur n ayaa dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo waxa uu ku edeeyay in dhaqaalihii iyo hantidii umada ay u adegsanayo burburinta mamaul goboleedyada Soomaaliya. Waxa uu sheegay in Shariif Xasan uu noqonayo siyaasigii Afaraad oo ay dowladda dhaqaale u isticmaasho . Halkan ka akhriso qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook. “Shariif Xasan […]

Musharaxiinta utartamaysa doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxa ay soo saareeb War-saxaafadeed ku aadan in dib loo digo doorashada Madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed oo ku asteesneed 17 bishan. Muqtaar Roobo oo kamid ah Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay iscasilaada Shariifka , wuxuuna ku baaqay in la soo dhamaystiro gudigii doorashada oo intooda badan xilkii […]

Baydhabo (Puntlandi) Madaxweynihii Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa iska casilay Xilkii Madaxweynaha, isagoo sidoo kale tanasulay u tartamida Xilka Madaxweynaha Maamulkaas. Shariif-ka oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Baydhabo ayaa sheegay in uu u tanasulay Umadda koonfur Galbeed Soomaaliya, oo sanado uu soo maamulayay, islamarkaana uu diiday in la niyad […]

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka kar kaar ayaa mudoo yinkii udambeeyay waxa ay sameynaysay horumar balaaran oo dhinac walba leh . Dad badan oo dalka dibadiisa ka yimid ayaa magaalada ku sameeyay maalgashi dhinacyo badan leh , sida Hoteelo , Maqaayado cunto , Goobo ladu damaashaado , iyo kaalimo shidaalka lagu iibiyo . Sidookale magaalada […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas ayaa gudi u saaray colaadii dhawaan ka soo cusboonaatay deegaanka Dhumey ee gobolka Sool ,taas oo ay ku dhinteen dad ka badan 70 qof . Sidookale gudigan ayaa ka shaqayn doona sidii gar gaar loo gaarsiin lahaa dadkii ku Barakacay colaadii deegaanka Dhumey oo qiyaastii lagu sheegay in ay […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Hay,ada cuntada aduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan W.F.P ayaa xarun wayn waxa ay ka dhisatay magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland , xaruntan oo noqon doonta hoyga W.F.P Soomaaliya iyo xafiisyadeeda. Mashruucan aayaa ah kii ugu balaarnaa oo Garoowe laga hirgaliyo ,waxayna guryahan ay noqon doonaan kuwo aysan karin hubka noocyadiisa […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa magaalada Garoowe waxa uu ka dhegax dhigay xarun loogu talagalay in lagu daryeelo Caruurta iyo Haweenka. Xaruntan ayaa sidookale waxaa lagu daryeeli doonaa dadka baahiyaha gaarka ah qaba sida ay sheegya wasiirka wasaarada haweenka Puntland Maryan Axmed . Madaxweyne kuxigeenka Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cmumar […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xasuuqii ay shalay gaysteen ciidamada AMISOM u ahaa mid ka baxsantahay heshiiskii ay AMISOM ay ku joogtay dalka Soomalaiya , xadgudub iyo niyad jabna ay ku tahay arintan shacabka Soomaaliyed. Xildhibaanka ayaa sheegay in Baarlamaanku ay arintan uu go,aan ka gaari doonaan […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ayaa aad u soo dhaweeyay howlgalka ay dowladda hoose ee degmada Garoowe ay ku banaynayso jidadka xiran ee dhexmara suuqa Inji ee Garoowe . Suuqan ayaa ahaa mid cirir ah oo dadka igaagiidkuba aysan iga gudbi jirin. Madaamuka degmada ayaa sheegay in howshan ay qayb ka […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Guushii ugu weynayd ee ay Gaaraan Qurba joogta Soimaaliyeed ayaa waxay ka dhacdey Maraykanka kadib markii Ilhaan Cumar ay ku guulaysatay House of Representatives ka Maraykanka oo u dhigma Maarlamaanka. Ilhaan waxaa lagasoo doortay Minnesota, Waxayna noqonaysaa Gabadhii Muslin kyi Soomaali ah ee ugu horaysay oo ku guulaysata Baarlamaanka Maraykanka. Ilhaan Cumar ayaa noqotay […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Taliyaha ciidanka Puntland S/Guuto Cabdishukri Cabdullaahi, ayaa shaaciyay inay dowladda Puntland galayso dagaal lagu difaacayo midnimadeeda, lagunasoo celinayo dhulkeeda. Hadalkaan ayuu ka sheegay, kadib markii uu maalintii shalay xilka kala wareegay taliyihii ciidanka Daraawiishta Punland, sareeyo guud Siciid Dheere. Halkaan ka daawo. Puntlandi.com

Ilhan Omar ayaa ku guulaysatay tartanka gobolka 5th ee Minnesota, waa qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo ka mid noqda Aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka, waxa ay guushaasi ka gaartay doorashaddii dhexe ee Mareykanka ee shalay dhacday. Ilhaan Cumar ayaa bedeshay Keith Ellison oo ahaa Muslimiinkii ugu horreeyay ee ka mid noqdo Aqalka Congress-ka ,islamarkaana kasoo […]

Wasaaradda Waxbarashada iyoTacliinta Sarre ee Dowlada Puntland ayaa sagootisay 120 qof oo isugu jira arday ka qalin jabisay dugsiyada sare Puntland iyo shaqaale dowladdeed, kuwaas oo dalka Ethiopia looga helay deeqo waxbarasho oo isugu jira Master iyo Bachelor. Munaasabad lagu sagootinayay ardaydaan oo ka dhacay xarunta Wasaarada dhexe ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ay […]

Qarax xoogan oo ahaa nooca Miinada dhulka lagu aaso ayaa ciidamada AMISOM waxaa lagula eegtay Isgoyska Ex-koontorool Balcad ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa wax uu khasaare xoogan uu ka soo gaaray kolonyadii ay wateen Ciidamada AMISOM. Markii uu qaraxa haleelay ciidanka ayaa waxa ay bilaabeen in ay si toos ah ay u toogtaan dadkii ka ag […]

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ayaa maanta magaalada Garoowe waxa uu kula kulmay wefti uu hogaaminayo safiirka midowga yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Fulgencio Guiz Garido. Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Gaas ayaa sheegay in ay ka wada hadleen safiirka dhammaystirka wadada Gaalkacyo – Garoowe oo dhismeheedu meel […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ilaa 1500 oo qoys oo ka barakacay dagaaladi bishii hore ka dhacay deegaanka Dhumay ee Koonfurta gobolka Sool ayaa la gaarsiiyey Gargaarkii u horeeyey oo ah raashin, gogol iyo bustayaal, deeqdan waxaa soo diray Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia Mustafe Cagjar. Gudoomiyaha deegaanka Dhumay Faarax Barre ayaa Puntlandi.com usheegay in ay jiraan kumanaan qoys oo […]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Golaha iskaashiga ee ay ku midaysan yihiin dowlad goboleedyada;Puntland,Jubaland,Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa si adag u cambaareeyay fara-gelin ay sheegeen in dowladda Federaalka Soomaaliya ku hayso doorashada madaxtinimada Koonfur Galbeed Soomaaliya. War-murtiyeed ka kooban oo ka soo baxay golaha islaashiga dowlad goboleedyada dalka ayay ku sheegeen in ku dhowaad 100 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka […]

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wakiilka midowga Afrika Amb, Francisco Madeira ayaa Gaalkacyo kula kulmay madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Haaf, iyagoo ka wada xaajooday arrimaha siyaasadeed iyo xiriirka dowladda federaalka ah.

Waxaa magaalada Muqdisho ay Xukuumadda Soomaaliya ku soo daadguraysay Ilaa 85 xildhibaan oo ka tirsan Baarlaamnak Koonfur Galbeed, kuwasoo lagu soo sasabay lacag iyo ballan qaadyo kale oo lagu qaldayo. Xukumaddu qorshaha ay wadato waa inay xildhibanadaas ku hayaan Mogadishu ilaa inta doorashada laga gaarayo, si ay codka u bixiyaan iyagoon la kulmin musharixiinta kale. […]

Gaalkacyo (Puntlandi.com) Waxaa goor dhow Magalada Gaalkacyo gaar ahaan xaafada Baraxley gaaray ergayga gaarka ee Qarmada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wafdi uu hogaaminayo. xarunta Madaxtooyada ayaa wafdiga waxaa kusoo dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir . Wafdiga iyo Madaxa Galmudug waxaa u bilaawday shir […]