Puntland Election 2019
Madaxweyne Gaas oo ku baaqay in lala shaqeeyo madaxweynaha cusub ee xilka kala wareegay
Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay shacabka Puntland in ay dowladoodooda cusub u soo dhaweeyaan si wanaagsan oo qalbi […]
(Muuqaalka bulshada) Sidee shacabka Caasimadda Puntland u arkaan isbedel cusub ee hogaanka Puntland
Warsidaha Puntlandi ayaa maanta aragtidooda ka qaaday shacabka magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, si ay uga aragti dhiibtaan doorashadii dhacday maalintii shalay iyo madaxda cusub […]
DEG-DEG: Axmed Karaash oo qarka u saaran inuu ku guulaysto madaxweyne ku xigeen iyo wareegii saddexaad oo loo gudbayo
Wareegii labaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, ayaa hadda lasoo gabagabeeyay, waxaana kusoo baxay labo musharax oo kala ah, Axmed Karaash iyo Cabdi […]
DEG-DEG:- Wareegii koowaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka oo lasoo gabagabeeyay iyo Eng, Camey oo raacay dariiqii madaxweyne Gaas.
Wareegii koowaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka Puntland, ayaa lasoo gabagabeeyay, waxaana wareega labaad usoo gudbay saddex musharax oo kala, Axmed Karaash, Cabdi Qowdhan iyo […]
GEN, Asad Diyaano,” Puntland way isku duuban tahay wayna isku duubanaandoontaa
Gen, Asad Cisman Cabdulaahi ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha dowladda Puntland, Dr, Siciid Deni. isagoo aqbalay natijada doorashada madaxweynaha ee looga guulaystay. Gen, Asad ayaa sheegay […]
DEG DEG: Siciid Deni oo ku guulaystay xilka madaxweynaha dowladda Puntland
Waxaa goordhow soo dhamaatay wareegaad ee tirinta Codadka musharxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowladda Puntland, oo ay ku tartamayeen labo musharax. Waxaa xilka madaxweynaha […]
DEG-DEG: Asad Diyaano iyo Siciid Deni oo wareega saddexaad u gudbay, iyo labada musharax oo ku loolamaya xilka madaxweynaha
Waxaa goordhow soo dhamaatay Wareega 2-aad ee tirinta Codadka musharxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowladda Puntland, oo ay ku tartamyeen saddex musharax. Wareega 2aad […]
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed maxamed Islaam oo gaaray Degmada Afmadow (SAWIRRO)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo aayaa goordhow gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha ayaa safar uu uga […]