latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Articles by Ahmed Jama

Madaxweyne Deni oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Jabuuti

April 10, 2021 Ahmed Jama 0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo kan Shacabka wuxuu U hambalyeeyey Madaxwrynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo markii shanaad […]

Maamulka Farmaajo oo wali ku adkaysanaya in Shir uusan jirin, iyo Beesha Caalamka oo khasbaysa

April 10, 2021 Ahmed Jama 0

Kadib markii Todobaadkii hore uu Madaxweyne Farmaajo ka baxsadey Teendhadii uu ka socdey Shirka loogu gogol xaarayo Doorashada ayaa Beesha Caalamku ay si kulul ula […]

Qarax ka dhacay Baydhabo oo lala beegsadey Gudoomiyaha Gobolka Bay

April 10, 2021 Ahmed Jama 0

Magaalada Baydhabo ayaa Maqaaxi lagu shaaheeyo uu Qof Naftii haliga ah isku dhex qarxiyay Xili uu ku suganaa Gudoomiyaha Gobolka Bay Cali Wardheere Timajare u […]

Breaking News—Beesha Caalamka oo Canaan kala dul dhacdey Villa Soomaaliya

April 8, 2021 Ahmed Jama 0

Beesha Caalamka ayaa Digniin kulul u dirtay kuwa ku dhawaaqay in Shirkii Afisyooni uu burburay, hadalka Dublamaasiyadeed ee Beesha Caalamku wuxuu si buuxda u taageeray […]

Daawo Wasiirkii Warfaafinta Sadam Xuseen Iyo Wasiir Dube hal mid ayay ka siman yihiin

April 8, 2021 Ahmed Jama 0

Dagaalkii Ay Ciidamadii huwanta ee ay hogaaminayeen Maraykanku ay ku qaadeen Sadam Xuseenkii Ciraaq ka talinayay waxaa laga xasuustaa Wasiirkiisii Warfaafinta Mohammed Said al-Sahaf oo xiligii […]

Madaxweyne Deni, Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka oo kulmay

April 8, 2021 Ahmed Jama 0

Maanta waxaa kulan dhex maray Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Beesha Caalamka, kulankaasoo looga wada hadlay Shirkii shalay iyo dhamaadkiisii. Labada Madaxweyne waxay hoosta ka xariiqeen […]

Madaxweyne Deni oo kulan deg deg ah isugu yeeray Beesha Caalamka

April 8, 2021 Ahmed Jama 0

Wararka aan helayno Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu Xalay Xiriir uu la sameeyay Beesha Caalamka uu ka dalbadey inay wadayeeshaan Kulan deg deg ah, Kulanka […]

Warsaxaafadeed Mudawga Musharixiinta” Farmaajo Dalka wuu Carqaladaynayaa”

April 7, 2021 Ahmed Jama 0

Kadib Dhacdadii maanta ay Fowlada Federaalku ku sheegeen in Shirkii Afisyooni uu fashilmay Xili Shirku uu socdo ayaa waxaa Warsaxaafadeed kasoo saaray falkaas Midowga Musharixiinta. […]

Warsaxaafadeed Wadajir ay usoo saareen Puntland iyo Jubbaland

April 7, 2021 Ahmed Jama 0

Dhagayso Madaxweyne Deni “ Madaxweynuhu wadatashi baan aadayaa buu nooga tagay, waxaa noo xigay Shirkii wuu burburay

April 7, 2021 Ahmed Jama 0

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Waraysi siiyay VOA kadib markii Dowlada Federaalku ay shaaciyeen in Shirkii Afisyooni uu burburay. Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in Jawiga Shirku […]

Daawo Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeeyay inuu cararay oo ka Duuntay Shirkii Afisyooni

April 7, 2021 Ahmed Jama 0

Sawirka hoostiisa ka daawo

Breaking News— Madaxweyne Deni oo Garowe looga yeeray

April 7, 2021 Ahmed Jama 0

Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi.com ah heleen, Baarlamaanka Puntland ayaa Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni usoo jeediyay inuu Dalka kadib ugusoo laabto si deg deg […]

Faahfiihin— Shirkii Afisyooni miyuu Fashilmay mise waa la fashiliyay

April 7, 2021 Ahmed Jama 0

Shirkii uga socdey Madaxda Soomaalida Xayndaabka Afisyooni wuxuu kusoo dhamaadey jawi Dad badan ay filayeen, iyadoo Villa Soomaaliya, Puntland iyo Jubbaland ay siyaabo kala duwan […]

Madaxweyne Farmaajo oo ka xanaaqay Shirkii Wadatashiga

April 7, 2021 Ahmed Jama 0

Madaxwwynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga baxay shirkoo socda , wuxuuna Madaxweynuhu ka carooday kadib markii Madaxweyne Axmed Madoobe uu hadalo ku yiri. […]

War Deg Deg ah— Shirkii Madaxda Soomaalida oo Lagu kala kacay

April 7, 2021 Ahmed Jama 0

Shirkii Madaxda Soomaalida uga socdey Afisyooni ayaa soo dhamaadey iyadoon wax guul ah laga gaarin, Wararka rasmiga ah waxyaabaha Sababay in lagu kala koco Shirka […]

Raysal wasaarihii hore Cabdiwali Sheikh oo Xaaladiisa Caafimaad lagasoo deyrinayo

April 7, 2021 Ahmed Jama 0

Raysal wasaarihii hore ee Dalka Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa lagsoo dayrinayaa Xaaladiisa kadib markii la dhigay Isbitaal ku yaal Qaahira, Dalka Masar. Sida ay […]

Madaxweyne Qoorqoor oo dalbadey in Shirka dib loogu dhigo

April 6, 2021 Ahmed Jama 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ku maqan Deegaanadiida ayaa dalbadey in Shirka Madaxda Soomaalida uga socdey Afisyooni dib loogu dhigo maalin, Maadaama uusan […]

Faahfaahin+Sawiro – Howlgalkii Ciidamada PSF ee baacsiga Daacish, 48-dii saac ee lasoo dhaafay

April 4, 2021 Ahmed Jama 0

Ciidamada Amaanka Puntland PSF ayaa laba maalin waxay wadeen howlgal xoogan oo ka socdey Buuralayda Gobolka Bari halkaasoo lagu bartilmaamadeysanayay Maleeshiyaadka Xagjirka ah. Howlgalkaan oo […]

Qoorqoor iyo Cali Guudlaawe “ Beesha Hawiye Anaga masiirkooda Matalayna”

April 4, 2021 Ahmed Jama 0

Shirkii maanta ayaa Dood xoog badan waxay ka dhalatay qaabka ay Musharixiintu uga qaybgali karaan Shirka Qaybaha la isu diyaarinayso, kadib markii Madaxweynaha Puntland Saciid […]

Shirkii Madaxda Dalka oo markale natiijo la’aan ku soo dhamaadey.

April 4, 2021 Ahmed Jama 0

Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Kuwa Dowlada Federaalka uga socdey Afisyooni ayaa soo dhamaadey maanta iyadoon wax natiijo lasheego aan lagasrin, waxaana mar kale la […]

Posts navigation

1 2 … 4 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,922)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com