


(Dhegayso) Ururka Haweenka ee gobolka Bari oo baaq u diray Madaxweynaha cusub
Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Gobolka Bari Marayn Gadoodu oo Waraysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya siisay warsidaha Puntlandi.com ayaa waxa ay ka hadashay dowrlka […]

Daawo Madaxweybihii hore ee Puntland oo Shacabka la hadlay isagoo ku sugan Madaxtooyada
Fadlan Waxyar sug Video-gu waa soodagayaaye…..

(Dhegayso) Aragtida shacabka Bosaaso iyo guushii Madaweyne Deni
Shacabka ku dhaqan magaalada Bosaaso ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay guushii uu ka gaaray Madaxweyne Deni ,doorashadii ka dhacday shalay magaalada Garoowe oo uu […]

(Dhegayso) Burtinle oo lagu qabtay kulan lagu taageerayay Madaxweyne Deni
Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal waxaa maanta lagu qabaty kulan lagu taageerayay Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni. Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay […]

Madaxweyne Gaas oo ku baaqay in lala shaqeeyo madaxweynaha cusub ee xilka kala wareegay
Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay shacabka Puntland in ay dowladoodooda cusub u soo dhaweeyaan si wanaagsan oo qalbi […]

(Muuqaalka bulshada) Sidee shacabka Caasimadda Puntland u arkaan isbedel cusub ee hogaanka Puntland
Warsidaha Puntlandi ayaa maanta aragtidooda ka qaaday shacabka magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, si ay uga aragti dhiibtaan doorashadii dhacday maalintii shalay iyo madaxda cusub […]






DEG-DEG: Axmed Karaash oo ku guulaystay madaxweyne ku xigeenka Puntland.
Axmed Karaash Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ku guulaystay madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, kadib markii kusoo baxay wareegii ugu dambeeyay ee doorashada, isagoo helay 47 […]




DEG–DEG: Axmed Karaash oo qarka u saaran inuu ku guulaysto madaxweyne ku xigeen iyo wareegii saddexaad oo loo gudbayo
Wareegii labaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, ayaa hadda lasoo gabagabeeyay, waxaana kusoo baxay labo musharax oo kala ah, Axmed Karaash iyo Cabdi […]



DEG-DEG:- Wareegii koowaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka oo lasoo gabagabeeyay iyo Eng, Camey oo raacay dariiqii madaxweyne Gaas.
Wareegii koowaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka Puntland, ayaa lasoo gabagabeeyay, waxaana wareega labaad usoo gudbay saddex musharax oo kala, Axmed Karaash, Cabdi Qowdhan iyo […]