Garoowe : 28 December 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa booqday Ra’iisal Wasaarihii hore ee DFS Mudane Xasan Cali Kheyre […]
Garoowe : 28 December 2020 : Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane […]
Garoowe : 28 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor.
Garoowe : 28 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Mudane Cabdi Xaashi […]
Garoowe : 28 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeenka DFS Mudane Mahdi Maxamed Guulleed.
Nabdoon Maxamed Cabdullaahi Xirsi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Gobolka Gedo ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ugu baaqay […]
Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Garoonka Generaal Maxamed Abshir Muse ee Garoowe ku soo dhaweeyey Wefdi aad u balaaran oo uu […]
MADAXWEYNE DENI OO KA HADLAY CABASHADA SARIFKA LACAGAHA ISLA MARKAANA KU DHAWAAQAY GO’AAMO DOWLADDU QAADATAY SI LOO XALIYO CABASHOOYINKA LOONA ILLAALIYO QIIMAHA SHILLIN SOOMAALIGA. Hoosteeds […]
Waxaa maanta soo gaaray Caasimada Dawlada Puntland ee Garoowe Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Gelle oo ka geyb galayaa kulanka is araga hogaamiyaayasha siyaasada ee Somaaliyeed […]
Cadeymo buuxa waxaa kuugu filan carabka, luuqda iyo siiqada qaswadayaashu in aanu aheyn luuqdii dadka Reer Garoowe . Waa sheeko raqiis ah oo wakhtigeedii dhamaaday […]
Ciidamada Booliiska Puntland ayaa gacanta ku haya muqaalo Video ah iyo xogo cadeynaaya in Taliska wakhtigiisu sii dhamaanyo ee Villa Somaaliya iyo shakhsiyaad siyaasadeed oo […]
Wararka ka soo baxay Villa Somaaliya ayaa tibaaxaya in halkaas uu caawa ka dhacay kulan si deg deg ah loo soo qorsheeyey oo dhex maray […]
Golaha Midowga musharixiinta ayaa soo dhoweeyay Dadaalada ay wadaan Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ee ku aadan Xalinta Khilaafka ka taagan Arimaha Doorashooyinka.
Afhayeenka Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuubakar ( Sheekh Soomow ) ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Maxamed Cabdullaahi […]
Madaxweynihii hore ee Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tilmaamay in ay aheyd talaabo sharciga iyo Dastuurka Dalka baalmarsan oo sharci daro […]
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeyey Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu qaadayo talaabooyin […]
Odoyaal dhaqan iyo Siyaasiin ka soo jeeda deegaanada Koonfur-Galbeed Soomaaliya oo sheegay in laga hor istaagay shir ay ku qaban lahaayeen Hotel Saxafi ee Muqdisho.
Banaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweyne Farmaajo iyo hanaanka dawladiisu u wajaheyso doorashooyinka 2021 ayaa maanta ka dhacay inta u dhaxeysa isgoysayda Sayidka iyo Dabka ee […]
Halkan ka daawo Khudbadihii xasaasiga ahaa ee laga jeediyey Shirkii Golaha Midowga Musharixiinta Somaaliyeed ay caawa ku qabteen Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, Dowlad Goboleedyada, bulshada rayadka ah iyo beesha Caalamka in ay qaswade u aqoonsadaan […]
error: la xiriir post@puntlandi.com