Caqliga Somaalida Maanta : – Farmaajo iyo Siyaasiyiintii Mucaaridka ku ahaa M/weyne Xasan Sheekh ee ku shiray Nairobi 2016 XALAAL WADANIYIIN ah bay aheyeen, kuwa maanta Mucaaridka ku ah M/weyne Farmaajo ee Nairobi ku shirayna waa QARAN DUMIS

Shirkii Farmaajo iyo kooxihii Mucaaradka ku ahaa Xukumadii Madaxweyne Xasan Sheekh ay ku yesheen magaalada Nairobi ee Dalka Kenya sannadkii 2016


Shirkii Hogaamiyaayasha Mucaaridka ku ah Xukuumada Madaxweyne Farmaajo shalay 22.04.2019 ku yesheen Nairobi ee Dalka Kenya