Madooneysaa inaad la kulanto Faysal Rooble, imow Garowe oo dhagayso khudbadiisa

Aqoonyahan Faysal Rooble ayaa marti u ah Barnaamij looga hadlayo Federaalisamka oo ay soo qabanqaabisay Hay’ada Cilmi Baarista PDRC kulankasoo ka dhacaya Garowe 24 april 2019.

Waxaad jaanis u helaysaa inaad su’aako waydiiso aadna dhagaysato Faysal Rooble.

Faysal Rooble oo aqoon iyo Waayo aragnimo dheer u leh nidaamka Federaalka wuxuu sharaxaad waafi ah ka bixinayaa guusha iyo Macnaha ka dambeeya Federaalisamka ay Soomaali qaadatay, wuxuu kaloo sharaxayaa sida ay Siyaasiyiinta Soomaalidu iyagoo og in Federaalku uu yahay xalka kaliya ee lagusoo celin karo Qaranimadii Soomaaliya ay hadana u baal marayaan.

Hadaad rabto inaad wax badan ka ogaato haka dheeraan Puntlandi.com 24/4,2019.

Puntlandi.com
Garowe
Flow us