(DHEGAYSO) Barlamaanka Puntland oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Cabdirashiid Maxamed Xirsi

Barlamaanka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo soo noqday guddoomiyihihii barlamaanka Puntland 2009/2014, kaasoo saakay ku geeriyooday magaalada Garowe.

Marxuumka ayaa sidoo kale ahaa wasiirkii howlaha guud iyo wasiirkii kalluumaysiga ee xukuumadii hore.

Halkaan hoose ka dhegayso.