Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Kenya Danial Arap Mio oo geeriyooday


Jonathan Toroitich Moi oo uu dhalay Madaxweynihii hore ee Kenya Danial Arap Mio ayaa jamcadii geeriyooday, waxaa sidaas xaqiijiyey Qoyska Reer Mio, i kastoo ay ka gaabsadeen qaabka uu u geeriyooday.

Qof u hadlay Qoyska Reer Mio ayaa sheegay in Axada ay soo saarayaan Qoral ku aaden geerida Janathan balse ay Shacabka Reer Kenya ka codsanayaan iney qadariyaan ayna la wadaagaan tacsida lasoo gudboonaatay Reer Mio.

Saxaafada Kenya ayaa calaamad su’aal dul dhigtey Geerida Ninkaan iyagoo ku tilmaamey geeri deg deg ah.

Danial Arap Mio wuxuu Madaxweyne ka ahaa Kenya 1978 ilas 2002.

Puntlandi.com
Nairobi