(Dhegayso) Maamulka Tuulada Carta oo baaq udiray dowladda Puntland

Gudoomiyaha Tuulada Carta Cabdiqaadir Xasan Maxamuud oo waraysi gaar ah siiyay Warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in  Tuulada ay san ka jirin intabadan adeegyadii aasaasiga ahaa ee bulshada, sida Caafimaadka,  Waxbarashada, Biyaha iyo Saldhigii ciidamada Booliska .

Gudoomiyaha ayaa dowladda Puntland waxa uu ka cidsaday in Tuulada ay wafdi u soo diraan si ay ugu kuurgalaan xaalada ka jirta.

Dhegayso.