(Dhegayso) Guddoomiyaha degmada Carmo oo Puntlandi.com uga waramaya Roobabkii ka da,ay gobolka Bari

Guddoomiyaha degmada Carmo ee gobolka Bari Cabdi Abshir Aboole  ayaa waraysi uu siiyay  Puntlandi.com waxa uu ku sheegay   in roobkii Guga ee ka da,ay Tuulada  Faluuja ay isgu soo guureen xooladhaqto farabadan oo isga kala yimid deegaanada ay abaartu kajirto iyo biyo la,aan.
Waxa uu sheegay in wali deegaano katirsan degmada ay ka jirto abaar.