(Dhegayso) Abaaro laga soosheegayo deegaano katirsan Puntland

Deegaanka Magacley oo qiyaastii degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ujira 30kmtr ayaa waxaa ka da,ay Roobkii Guga oo ay dadku unaq raaceen.

Dadka deegaanka iyo xoola dhaqatada ayaa isgu tagay deegaanka uu qabtay roobkii Guga.

Cabdiraxmaan Cabilaahi Bootaan oo kamid ah waxgaradka deegaanka ayaa sheegay in deegaanka uu alle kumanaystay raxmadiisa.

Roobabkan ka da,ay deegaanka ayaa imanaya xili ay maalmahan ka jirtay Puntland Abaar saameen kuyeelatay dadka iyo duunyada.

Dhegayso.