Faah Faahin : Qaraxii Muqdisho iyo Tirada dhimashada oo gaartay ilaa iyo 5 qof

Taliska Booliska gobolka Banaadibanaadir ayaa faah faahin ka bixiyay  qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee  caasimada dalka.

Qaraxan ayaa la sheegay in ay ku dhinteen 5 qof oo shacab ah, halka dhawaca uu gaarayo ilaa iyo 6 qof oo kale .

Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Soomaaliya Sakiya Xuseen ayaa barteeda Facebook ku soo qortay khasaarihii ka dhashay qaraxan.