BREAKING:NEWS Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho

War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu ka dhacay qarax xoogan  isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa jugtiisa waxaa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaacwba leh.

Inta laxaqiijiyay qaraxan ayaa waxaa ku dhimatay ilaa iyo haatan ku dhawaad 10 qof oo ubadan dad shacab ah oo marayay waddada oo mashquul ahayd xiliga uu qaraxa dhacayay.

Waa qaraxii labaad oo ka dhaca magaalada Muqdisho maanta,xili ay socdaan howlgalada amniga lagu xaqiijinayo oo ay wadaan ciidamada dowladda.

Al-shabaab ayaa sheegatay mas,uuliyada qaraxan.

lasoco faah faahinta goor dhaw.