(Dhegayso) Shaqaalaha Soomaaliyeed silaca iyo rafaadka ku haysta xarunta Xalane

Shaqaalaha  Soomaaliyeed ee ka shaqeeya xarunta Xalane ayaa takoor kala kulma dhanka shaqada marka laga hadlayo shaqaalaynta Soomaalida.
Ururada Caalamiga ah ee fadhigooda uu yahay Xalane ayaa ah kuwo iska indha tiraya aqoonta ay leeyihiin shaqaalaha Soomaaliyeed iyadoo taa badalkeed ay naas nuujiyaan kuwa ajnabiga ah.
Hadab maxaytahay sababta haatan loo soo bandhigay caqabadaha haysta shaqaalaha Soomaaliyada ee ushaqeeya hay,adaha UNka ee ka howlgala Xalan.
D,r Xasan sheekh Cali Nuur oo bartay Cilaaqaadka Caalamka oo falanqeeya arimaha amniga iyo siyaasada Soomaaliya ayuu Warsidaha Puntlandi.com  waxa uu hor dhigay  su,aal ah ujeedada ay leeyihiin Hay,adaha iyo shaqaalaha ushaqeeya ee ajnabiga ah?
Dhegayso.