(Dhegayso) Garoowe oo lagu soo gaba gabeeyay dood ku saabsan heerka islaxisaabtanka iyo daah furnaanta ka jirta Puntland. 

Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland  waxaa lagu  soo gaba gabeeyay  dood cilmiyeed lagu  falan qaynayay heerka islaxisaabtanka iyo daah furnaanta ka jirta Puntland.
Doodan ayaa waxaa lagu qabtay hoolka Jaamacada Bariga Afrika faraceeda magaalada Garoowe,waxaana ka soo qayb galay Duqa degmada iyo Guddoomiyaha labaad ee baarlamaanka Puntland.
Dhagayso.