BREAKNG NEWS: Ragii loo soo qabtay kiiskii dilka iyo kufsiga isugu jiray ee ka dhacay Garoowe oo maanta lasoo taagay Maxkamada Gobolka Nugaal.

Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta waxaa la horgeeyay dadkii loo soo qabtay kiskii fusiga  iyo dilka isugu jiray ee loo gaystay Marwo Hodan shalayste .

Amaanka Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa  aah loo adkeeyay, waxaana goobta sidookale la keenay rag iyagana lagu soo eedeeyay kiisas kufsi ah oo ka dhacay deegaanada Puntland.

Raga loo soo qabtay kiiskii fusiga haa ee loogaystay  Allha unaxariistee Marwo Hodan ayaa la sheegay in ay gaarayaan ilaa aiyo shan qof oo sida ay sheegeen Hay,adaha amniga falkan lagu helay.

Shalay ayay ahayd markii hooyada dhashay Caasho Ilyaas ooo horay kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ay Warbaahinta u sheegtay in ay tirsanayso cadaalad daro oo kiiska gabadheeda dib haatan loo galiyay baaris.

Hay,adaha amniga iyo Garsoorka ayaa lagu eedeeyay in ay mudo ku qaadato baarista iyo in cadaalada la soo taago raga ku kaca fal dambiyeedka kufsiga ah.

lasoco faahfhaainta iyo go,aanka ka soo baxa maanta Maxkamada.