Raysal wasaaraha Itoobiya oo la kulmay Golaha Ciidanka ee Hogaanka Sudan la wareegay

Wafdi ka kooban Xubno ka tirsan Golaha ( Member of the Transitional Military Council of the Republic of Sudan) kumeelgaarka ee la wareegay awooda Dalka Sudan ayaa booqasho ku tagay Dalka Itooboya.

General Galaledin Alsheikh oo hogaaminaya Wafdigaan ayaa Dowlada Itoobiya waxay ka codsadeen in ├Žasii wado xiriirka ka dhexeeya Labada Dal.

Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in Itoobiya ay garab taagan tahay shacabka Sudan, iyadoo la tixgalinayo Xasiloonida Gobolka Itoobiya waay soo dhaweynaysaa ravitaanka Shacabka Sudan, ayuu yiri Raysal wasaare Aby Ahmed.

Sudan iyo iToobiya waxaa ka dhexeeya xiriir isgaashaan buursi ah oo mudo k dhexeeyay labada Dal.