(VIDEO) Dowladda Puntland oo hirgalisay nidaam cusub oo lagu diiwaangalinayo Foomka Cadaynta Alaabta ka soo degta Dekeda Bosaaso

Agaasimaha Furdooyinka iyo Maamule ku xigeenka kastamka Dekeda Boosaaso oo sheegay in ay hirgaliyeen adeeg siga Foomka Cadaynta Alaabada soo degta.Muuqaal ka hoos ka daawo Baahintii Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Slået op af Wasaaradda Maaliyadda Puntland i Lørdag den 13. april 2019