Puntland oo sheegtay in ay san jiridoonin cid umatashay Shirarka looga hadlayo arimaha Macdanta iyo Tamarta

Wasiirka wasaarada Tamarta,Macdanta iyo Biyaha ee dowladda Puntland Axmed Tahran oo waraysi gaar ah siiyay Warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in dowladda Puntland ay leedahay wasaarad u qaabilsan arimaha Batroolka iyo Macdanta oo aysan jirin cid uga wakiil ah Shirarka dalka dibadiisa ah ee looga hadlayo arimaha Batroolka.

Waxa uu sheegay in qoraalkiisa uu ku wajahanyahay dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Dhegayso.