(Dhegayso) Roobkii Guga oo ka curtay gobolka Sagaan

Deegaano ka tirsan gobolka Sanaag ayaa waxaa ka curtay Roobkii Guga oo waqtigii lafilaayay ka soo dib dhacay ka dib markii ay dadka iyo duunyada ay saamaysay Abaar.

Roobkan ayaa  ahaa mid ay ku qabowsadeen dadka xoolo dhaqatada ah oo maalmahan ka cabanayay Biyo la,aan haysatay siada ay u sheegeen Warsidaha Puntlandi.com.

Dhegayso.