(Dhegayso ) Barakacayaasha Bosaaso oo cabanaya

Daahir Caydiid Qorane oo ah Guddoomiyaha kaamka 10ka Buush oo waraysi gaar ah siiyay  Warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in xaalad nololxumo ay ku haysato kaamka ay dagan yihiin.

Barakacayaasha ayaan si joogto ah u helin caawimaad rasmi ah, mana jiraan meelo ay caawinaad ka helaan marka laga yimaado Hay,adaha qaar oo gar gaar soo gaarsiiyay.
Dadkan ayaa qaar kood xirfado sho waxa ay ka samaysteen  xeryaha ay degan yihiin.
Dhegayso.