Puntland oo deegaanadeeda ka mamnuucday soo dajinta iyo ka ganacsiga Hubka

Wareegto ka soobaxday Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Galan ayaa lagu sheegay in deegaanada Puntland laga mamnuucay Hubka noocyadiiisa kala duwan in laga soo dajiyo laguna iibiyo.

Wasiirka ayaa sheegay in aysan aqbali doonin hub aan sharciyaysnayn in la soo galiyo Puntland.

Halkan ka akhriso.