(Akhriso) Taliyaha ciidamada Booliska Puntland oo magacaabis sameeyay

Taliyaha ciidamada Booliska Puntland Je. Muxiidiin Axmed Muuse  ayaa maanta magacaabay taliyaha ciidamada Booliska ee kaantaroolka Bosaaso.

Xilkan ayaa waxaa loo magacaabay xidigle Axmed Ciise Ducaale.

Halkan ka akhriso.