(VIDEO) Wasaarada Maaliyada Puntland oo amar culus ku soo rogtay gaadiidka aan Canshuurnayn

Wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyadda dowladda Puntland mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa yiri
“labo cisho kadib Gaadiidkii bilaa Cashuur ah Ganaax bay mudan doonaan”
Daawo.

Wasiirku Xigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi "labo cisho Kadib Gaadiidkii bilaa Cashuur ah Ganaax bay mudan doonaan"Muuqaalka hoos ka daawo Baahintii Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Slået op af Wasaaradda Maaliyadda Puntland i Lørdag den 13. april 2019