(Dhegayso) Naafada Puntland mahelaan Xuquudi Dastuuriga ahayd oo ay ku lahaayeen dowladda Puntland

Tan iyo markii ay dhacday dowladii dhexe ee dalka Soomaaliya waxaa jiray dad badan oo laxaad kooda ku waayay dagaaladii sookeeye ee dalka ka dhacay .

 

Puntland waxaa ku nool dad badan oo siyaabo kala duwan laxaadkooda u waayay kuwaas oo aan wax daryeel ah ka helin dowladihii kala duwanaa ee Puntland soomaray iyo bulshada qaybaheeda kala duwan .

Dhegayso.