(Dhegayso) Wasiirka arimaha gudaha ee Puntland oo dhegax dhigay waddada bartamaha ee dhex marta degmada Burtinle

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo  dimuqraadiyeenta Puntland ayaa degmada Burtinle  waxa uu ka dhegax dhigay waddada laamiga ah ee dhexmarta magaalada Burtinle.

Waddadn ayaa dhererkeeda waxa uu yahay 3kmtr,waxaana dhismaheeda iska kaashana shacabka iyo dowladda Puntland.

Wasiirka ayaa waxa uu shacabka Burtinle uga mahad celiyay sida wanaagsan oo ay uga qayb qaadanayaan dib udhiska dalka.

Dhegayso.