(Dhegayso) Sacuudiga oo Puntland ka hirgalinaya xarun Kalyaha lagu dhaqo

Dowladda Sacuudiga ayaa balan qaaday in  magaalada Garoowe  ee caasimada  Puntland ay ka hir galinyaso  xarun caafimaad oo kalyaha lagu sifeeyo.

Wafdigan ayaa xarunta madaxtooyada Puntland  ee Garoowe waxaa ku qaabilay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni .

Hadaba wax yaabihii ay ka wadahadleen waxaa safaaxada la wadaagay wasiirka wasaarada Caafimaadka Puntland D.r jaamac Faarax Xasan .