(Dhegayso) Waraysi: Gudoomiyaha gobolka Sanaag Ciyoon oo beeniyay in haraad dartii 3 qof gobolka Sanaag ay ugu dhinteen

Gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo ayaa  digniin u diray maamulka Soomaaliland isagoo sheegay in gobolka ay ka sheegeen warar been abuur ah .

 

Ciyoon ayaa war aan sal iyo raad lahayn ku timaamay hadalkii ka soo yeeray wasiirka Biyaha iyo tamarta ee maamulka Soomaaliland  Saleebaan Cali Koore oo ahaa in 3 qof haraad darteen ay gobolka Sanaagu ugu geeriyoodeen.

 

Dhegayso.