(Dhegayso) Maxay tahay sababta ay Puntland uyimaadeen wafdiga ka socda dowladda Sacuudiga

Wafdi ka socday dowladda Sacuudiga ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland,kuwaas oo u kuurgalaya xaalada  goobaha caafimaadka ee Puntland .

 

Wafdigan ayaa Puntland joogi doona mudo laba maalmood ah iyagoo booqan doona Isbitaalka wayn ee Garoowe .

Wasiirka caafimaadka Puntland ayaa faah faahin ka bixinaya ujeedada wafdigan.