(Dhegayso) Baaxada Abaarta ka kijrta deegaanda Puntland oo la shaaciyay

Abaarta ka jirta deegaanada Puntland ayaa la sheegay in ay aad u baaxad weyntahay,waxayna saamaysay dadbadan oo reer guuraa ah .

Shirka ayaa waxaa lagu soo qaaday in sanadkii la soo dhaafay roobabkii lafilayay ay soo daaheen .

 

Hay,ado caalami ah ayaa ka soo qaybgalay shirkan oo uu shir gudoominayay wasiirka Beeraha iyo isbadalka cimilada Puntland.

Dhegayso.