(Dhegayso) Waraysi Guddoomiyaha degmada Bandar Beyla,Siciid Anteeno

Gudoomiyaha degmada Bandar -beyla Siciid Anteeno oo waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa waxa uu kaga hadlay sharaaciida horumarineed ee degmada ka hirgalay tan iyo intuu uu socday shantii sano ee la soo dhaafay .

 

Gudoomiyaha ayaa sidookale waxa uu ka warbixiyay shirka mashruuca JPLG ee horumarinta degmooyinka ee shanta sano ee soo socota oo dhawaan la bilaabi doono kaas oo ka soo qeybgalay madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash.