(Dhegayso) Puntland oo kadigtay Xaalufka deegaanka

Wasiirka wasaarada deegaanka Beeraha iyo isbadalka cimilada ee Puntland Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa digniin udiray dadka xaalufka ba,an ku haya deegaanka .

Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Puntland ay ahmiyad gaar ah siinayso ilaalinta deegaanka ayna ka mid tahay qorshe yaasha uu dajiyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.

Dhegayso.