(Dhegayso) Guulihii ay ka gaartay dowladda Puntland Mashruuca maamul daadajinta

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Axmed Karaash ayaa gudoomiye yaasha degmooyinka Puntland waxa uu kala hadlay guulihii ay ka gaareen iyo wax yaabihii uga qabsoomay Mashruucii horumarinta degmooyinka Puntland .

 

Kulanka oo ka dhacay magaalada Garoowe ayaa waxaa ka soo qayb galay ilaa iyo 7 gudoomiye degmo oo ka kala yimid qaar kamid ah gobolada Puntland.

Halkan ka dhegayso wax yaabihii ka qabsoomay mashaariicdaasi.