Akhriso: Magacyada iyo faahfaahinta xukunka dil ah oo lagu riday dadkii ka dambeeyay kufsi Gaalkacyo ka dhacay.

Maxkamada Darajada kowaad ee gobolka Nugaal ayaa dil toogasho ah waxay ku xukuntay 5 eedaysane oo loo haystay fal kufsi ah oo 22-feb ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Hoos ka akhriso magacyada:-
1.Cabdirisaaq Axmed Cilmi
2. Cabdirisaaq Cali Cabdi.
3.Yuusuf cabdulaahi xirsi.
4.Ugaas mire bare.
5.Cismaan maxamed Cabdilaahi.

Halkaan hoose ka akhriso qoraalka maxkamada.