(Dhegayso) +Sawiro: Shirkadaha Towfiiq iyo Waabari Group oo Bosaaso ku Abaal mariyay 40 qof oo kamid ah Macaamiishooda

Shirkadaha Tawfiiq iyo Waabari Group ayaa macaamiishooda waxa ay gudoonsiisay abaalmarino qaali ah oo isgu jira  Garaawi, Talaagado,  agabka cuntada lagu kariyo ,Tvyo,  Laabtoobyo , Mobillo iyo hadiyado kale oo lagudoonsiiyay dadkii ka soo qaybgalay xaflada .

Munaasibada ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka sare ee shirkada Towfiq , maamulka shirkada Waabari Group, oo bahwadaag la ah shirada Towfiiq , maamulka rugta ganacsiga Puntland iyo Ganacsato .

Maha, marlkii ugu horaysay oo ay shrkada Towfiiq sidaan oo kale ay abaal marino ugudoon siiso macaamiisheeda , balse sanadkii hore  ee 2017kii ayay ahayd markiii 20 qof o kamid ah macaamiisha shirkada  ay gudoonsiisay abaalmarino kala duwan, taas oo tirada guud ka dhigaysay ilaa iyo 60 qof oo macaamiisha kamid ah .

Halkan ka dhegayso warbixinta uu ka diyaariyay wariyaha Puntlandi.co ee Bosaaso.

Sawiro.