(Akhriso ) Dalada PUNSAA oo Madaxweyne Gaas ugu baaqday in uu soo magacaabo Gudigii Xalinta Khilaafaadka iyo kala saarista Xildhibaanada

War-saxaafadeed maanta  ay soo saartay Dalada Daneeyaasha aan dowliga ahayd ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (PUNSAA) ayaa Madaxweynaha dowladda Puntland  mudane C/wali Gaas waxa ay ugu baaqday in uu si deg deg ah u soo magacaabo Gudigii khilaafaadka doorashada iyo kala saarista beelaha isku haysta kuraasta Baarlamaanka.

War-saxaafadeedka  ayaa ka koobnaa ilaa iyo 5 qodob , waxaana ku saxiinaa Gudoomiyaha Dalada PUNSAA Faysal Axmed Warsame .

Halkan ka akhriso.