(Akhriso ) Axmed Madoobe oo magacaabay Hanti Dhowre Guud

Madaxweynaha dowladda goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta waxa uu magacaabay Hanti Dhowrkii guud ee Jubaland , kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

Madaxweynaha ayaa Hanti Dhowraha Guud ee Jubbaland u magacaabay C/casiis Sheekh Xuseen Dayib.

Wareegtadan oo uu ku saxixnaa Madaxweynaha ayaa soo baxday 27 kii bishan.

Halkan ka akhriso .