(Dhegayso) Waraysi :Xoghayaha Guddiga dhismaha waddada kalabayr iyo Caluula .

Xogahaha Guddiga dhismaha waddada kala bayr iyo Caluula Cumar Cismaan  Siciid oo maanta Waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa ka hadlay halka uu ku dambeeyay dhimaha mashruucii waddada kala bayr  iyo Caluula ,oo uu dhagax dhigay Madaxweyne Farmaajo Sanadkii 217kii.
Xoghayaha ayaa waxa uu baaq u diray  madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni  ,shacabka Puntland  iyo madaxda  dowladda Fadaraalka Soomaaliya  si ay uga qayb qaataan dhismaha wadadan.
Waxaa xusid mudan in sanad kasta boqolaal haween ah oo xaamilo ah ay udhintaan sabab la xiriirta wado la,aan iyadoona  loo soo qaado magaalada Bosaaso si ay ugu umulaan .

Halkan ka akhriso warqadii u madaxweynihii hore ee Puntland uu ku magacaabay guddiga waddadan .