Qarax ka dhacay Muqdisho

Agaasime  waaxeed ka tirsanaa xafiidka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre  ayaa maanta qarax miino loogu xiray gaari uu watay ,xili uu marayay degmada  Waabari ee gobolka Banaadir .

Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay Agaasime  Cismaan Dheere iyo darawalkii uwaday gaariga.

 

Jugta qaraxan ayaa laga maqalay xaafada Waabari ,waxaan gobta soo gaaray ciidamada dowladda.

 

Mas,uuliyada qaraxan ayaa waxaa sheegataya Al-shabaab  oo dhawaan Muqdisho ka fulisay laba weerar oo simiidaamin ahaa .