(VIDEO) Cabdi Barre Jibriil,” Reer Puntland haka digtoonaadaan halista kagasoo wajahan Villa Soomaaliya

Xildhibaan hore Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa si adag uga digay ol’ole uu sheegay in dowladda Federaalku ay ku doonayso khal-khal gelinta doorashada Puntland

Wuxuu sheegay in siyaasiyiin lacago wata oo laga soo xawilay magaalada Muqdisho ay maalmaha soo socda ku soo wajahan yihiin Puntland,si ay qalalaase uga abuuran doorashada.