Tacsi:- Marxuum Cabdirsaaq Xirsi Xareed

Innaa lilaahi wa innaa ilayhu Raajucuun

Waxaa Halkaan Tacsi aan uga diraynaa Walaasheed Batuulo Maxamed Cali Ilweyn iyo Caruurteeda Geerida ku timid Illaahay ha u naxariistee Cabdirsaaq Xirsi Xareed.

Waxaan Illaahay uga baryaynaa inuu Samir iyo Imaan ka siiyo Dhamaantood, Marxuumkana janadii Fardowsa ka waraabiyo.
Amiiiiin Aaaaamiin Aaaamiiin Aaamiiin