Kulan Maanta ka dhacay Villa Soomaaliya iyo hada oo kulan u socdo Midowga Musharixiinta iyo Sadexda Maamul Ee HS, GM iyo KG

Maanta wuxuu Madaxweyne Farmaajo kulan la qaatay Qoorqoor, Laftagareen iyo Guudlaawe, Kulankaas waxa looga wada hadlay lama oga balse waxaa xigay in Caawa kulan u socdo Midowga Musharixiinta iyo Sadexdaan Madaxweyne Maamul Goboleed.

Macada cida kulanka dalbatay iyo sida uu ku yimid waxaase u badan tahay kulan daba socda kii ay Sadexdaan Madaxweyne iyo Madaxweyne Farmaajo wada yeesheen maanyadii hore.

Kulanka oo ka socda Hotel ka agdhow Garoonka Diyaaradaha ayaa dabcan looga hadlayaa Go’aankii Shalay.

wixui kasoo kordha kala Soco Puntlandi.com