Gudoomiyaha Aqalka Sare “ Hadalkii Qoorqoor waa waxba kama jiraan”

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha Galmudug shalayto.

Qoraal uu Gudoomiyuhu soo saaray ayuu uga hadlay Go’aankii Xukumaadu ka qaadatay Doorashada.

waakan Qoraalkii