Taariikh qoran : – ” Majeerteen Lives Matter ” Saraakishii Kacaankii Askartu ku dilay Hargeisa bishii July 1980

40 sano ka hor (July 1980) waxaa Dawaladii Askarta ee uu hogaamiyaha uu ka ahaa Maxamed Siyaad Barre magaalada Hargaisa ku dishay si sharci daro ah Saraakiil sare oo ka tirsanaa Ciidankii Xogga Dalka Somaaliyeed, marxuumiintaas oo aan waxba galbasan lakiin kaliya waxaa loo dilay naceyb loo qabey qabiilka ay ka soo jedeen

  1. Lt.Col Pilot Cabdullahi Shiikh Maxamed -(Somali Airforce). Majeerteen/Cumar Maxamuud.
  2. Lt. Col Axmed Muuse Cali Koor ” Cukur ” (Somali Army). Majeerteen/Cumar Maxamuud
  3. Cali Shire Farey – (Somali Airlines) Majeerteen/ reer Maxamuud.
  4. Elji Cabdullahi Warsame – (Gaadiidka.) Majeerteen/Cumar Maxamuud.
  5. Isbaktore Cabdulqadir Muuse Dhaloole.- (Somali army). Majeerteen/Cumar Maxamuud.
  6. Isbaktore Cabdi-Batuun. (Somali Army) Majeerteen/Cumar Maxamuud..

Waxaa ragaas diley dadkaan hoos ku qoran;

  1. Gen. Mohamed Siyad Barre (President)— Mareexaan/reer Diini
  2. Gen. Mohamed Ali Samatar (MoD/CDF)— Tumaal
  3. Gen. Ahmed Saleban Abdalla -Dafle (NSS)— Dhulbahante ( wuu nool yahay )
  4. Gen. Yusuf Ahmed Salxaan (Commander -Sector 26)—Yibir ( wuu nool yahay )
  5. Mohamed Mohamud Warsame-Jango’an (K/X Baarista XHKS)—Mareexaan ( wuu noolyahay )
  6. Xasan Maxamuud Cismaan- Jumbur (Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Badbaadada Dalka ee Qaranka).. beesha Gaaljecel, jufada Dirisame, ( wuu nool yahay )