Madaxweyne Siciid Deni oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Garoowe : 28 December 2020 :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud.