Midowga musharixiinta oo soo dhaweeyey dadaalada ay wadaan Deni iyo Qoorqoor

Golaha Midowga musharixiinta ayaa soo dhoweeyay Dadaalada ay wadaan Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ee ku aadan Xalinta Khilaafka ka taagan Arimaha Doorashooyinka.