Boosaso oo uu ka da,ay Roobab Korontadii Jaray

Roob xoogan oo Dabayl khafiifa wata ayaa caawa ku hooray Magaalada Ganacsiga Puntland ee Bosaso, Roobkasoo Biyo badan dhigay dhulka.

Jawiga Magaalada ayaa caawa ah mid farxadeed oo lagu qabowsadey Raxmada Illaahay Siiyay.

Wasaarada Cimilada iyo Deegaanka Puntland ayaa shalay ka digtet inuu Gobolada Sanaag, Hayland iyo Bari uu kusoo wajahan yahay Roobab dabeyla wata.

Laakiin Roobka caawa ku hooray Bosaso ma ahayn mid wata dabeylo xoogan.

Sawirada hoos ka daawo

Puntlandi.com Bosaso