Tacsi— Marxuum Cabdullaahi Salaad Samatar oo Hargeysa ku geeriyooday

Waxaa Tacsi loo dirayaa Ehelada iyo Asxaabta Marxuum Cabdullaahi Salaad Samatar oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa .

Waxaa loo tacsiyeynayaa dhamaan Qoyska Reer Salaad Samatar , Waxaan Illaahay uga baryaynaa Marxuumka Jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Aaaamiiin Aaaamiiin Aamiiin