Daawo M/weyne Xasan Sheekh : – Aniga Gabre iyo Abiya Axmed Nairobi iyo Hargeisa midna imay geynin.

Madaxwetnihii hore ee Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Xasan Sheekh ayaa sheegay in ceeb ka weyni aanay jirin in Raisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed uu Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inta uu Diyaaradiisa khaaska ah ku qaato uu maalin Nairobi geeyo, maalina ugu sheekeeyo Hargeisa ayaan kaa dejinayaa !!!!!

Halkan ka dhageyso hadalka Xasan Sheekh :